“Waa in aanu jirin qof lacagta la maqani bisha May kowdeeda, qofkii maalintaa lacagta laga waayo, waxa dhulkiisa la wareegaya dad badan oo raba in ay maalqashadaan meeshaas,” Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta JSL
January 31, 2026 - Written by maamule

Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ganacsatada Suuqa Idaacadda ee Hargeysa u diray farriin cad, isaga oo sheegay in bisha May kowdeeda aan la oggolaan doonin in ay jirto cid la maqnaata lacagta lagu dhisayo suuqa, isla markaana qofkii maalintaas laga waayo lacagtaasi uu lumin doono fursadda lahaanshaha dhulka.

COMMENTS