Taliyaha Ciidanka JSL Oo Shaaca Ka Qaaday In Ciidanka Qaranku Ku Talaabsaday Horumar
February 2, 2026 - Written by maamule

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan (Gaaxnuug), ayaa shaaca ka qaaday in Ciidanka Qaranku ay sameeyeen horumar la taaban karo oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan tababarka, qalabaynta iyo anshaxa ciidanka.

COMMENTS