“Haddii ay midnimada Soomaalidu dhab tahay, maxaa looga reebay qaybihii kale,” Madaxweyne Cirro
February 9, 2026 - Written by maamule

“Haddii ay midnimada Soomaalidu dhab tahay, maxaa looga reebay qaybihii kale? Maxaa midnimada looga dhigay mid u dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya oo kaliya?” ayuu yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”, oo wareysi siiyey TVga SKY NEWS.

COMMENTS