Madaxweyne Cirro oo Dalka Ku Soo Laabtay Shir-Guddoomiyeyna Kalfadhigii 53aad ee Golaha Wasiirrada
February 12, 2026 - Written by maamule

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa dalka dib ugu soo laabtay, isagoo aan waqti lumin isla markiiba guda galay hawlaha muhiimka ah ee Qaranka. Madaxweynaha ayaa shir guddoomiyey kal-fadhigii 53-aad ee Golaha Wasiirrada JSL, kaas oo lagaga hadlay arrimo xasaasi ah oo la xidhiidha horumarka iyo danta guud ee dalka. Madaxweyne Cirro oo Dalka Ku Soo Laabtay Shir-Guddoomiyeyna Kalfadhigii 53aad ee Golaha Wasiirrada

COMMENTS