Iimaan iyo Ixtiraam: Boostaaale Muslim ah oo Qalbiga Haweeney Reer UK ah Taabtay
February 12, 2026 - Written by maamule

Haweeney aan Muslimad ahayn oo ku nool Ingiriiska ayaa daaqadda gurigeeda ka aragtay boostaale Muslim ah oo si deggan wadada dhinaceeda ugu tukanaya. Muuqaalkaasi wuxuu si weyn u taabtay qalbigeeda, iyadoo ku tilmaantay mid ka mid ah waxyaabaha ugu quruxda badan ee ay aragto: โ€œMeel kasta waad ka shaqayn kartaa, balse weli waad heli kartaa waqti aad diintaada u ixtiraamto.โ€

COMMENTS