Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Shaacisay In Shaqooyinka Biyogelintu Socdaan Iscasiladdii Maareeyuhuna Aanay Saamayn Ku Yeelan
February 16, 2026 - Written by maamule

Madaxda Wakaaladda Biyaha Ee Hargeysa, ayaa shaaciyey in shaqooyinkii biyogelinta ee xaafaduhu a u socanayaan sidii qorshaha wakaaladdu ahaa, isla markaa na iscasiladdii maareeyuhu aanay saamayn ku yeelan.

COMMENTS