Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub
February 17, 2026 - Written by maamule

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17/02/2026 soo saaray wareegto uu ku magacaabay masuuliyiin cusub.

Madaxweynuhu waxa uu:

Cabdillaahi Maxamuud Ibraahin (Beershiya), u magacaabay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Caasimadda Hargeysa.

Eng. Aadan Daahir Cabdillaahi (Cadde), u magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha ee Caasimadda Hargeysa.

Axmed Maxamed Muuse Nuux (PhD), u magacaabay Madaxa Unugga Xidhiidhinta, Dardargelinta Mudnaanta iyo Waxqabadka Hayโ€™adaha Xukuumadda.

COMMENTS