Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Selel
February 17, 2026 - Written by maamule

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdale Maxamed Carab, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda guud ee Gobolka Selel, isagoo ka hadlay amniga, nabadgelyada, iyo tallaabooyinka ay xukuumaddu qaadayso si loo xoojiyo xasilloonida gobolka. Wasiirku waxa uu shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan hayโ€™adaha ammaanka si loo ilaaliyo nabadda iyo wadajirka bulshada.

COMMENTS