Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Xarunta Dawladda Hoose Ee Berbera
February 17, 2026 - Written by maamule

Dhisme casri ah oo ay yeelan doonto Dawladda Hoose ee Berbera, ayaa waxa maanta xadhiga ka jaray madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”.

COMMENTS