Deeq Biyo ah Oo La Gaadhsiiyey Laasdomaare Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag
February 20, 2026 - Written by maamule

Deegaanka Laasdomaare oo ka tirsan degmada Ceelafweyn ee gobolka Sanaag, ayaa la gaadhsiiyey deeq biyo ah, taas oo wax weyn ka tari doonta baahida biyaha iyo abaarta ee ka jirtay deegaanka.

COMMENTS