Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Badka Keenay Waxqabadkii Wakaalada U Qabsoomay Sagaalkii sano Ee Uu Xilka Hayey
February 21, 2026 - Written by maamule

Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Maxamed Cali Daarood, oo xilkii wareejiyey, ayaa badka keenay waxqabadkii Wakaaladda u qabsoomay sagaalkii sano ee uu xilka hayey.

COMMENTS