Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Xilkeedii Lala Kala Wareegay Iyo Ballanqaadka Maareeyaha Cusub
February 21, 2026 - Written by maamule

Maareeyaha cusub ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Cabdillaahi Maxamuud Ibraahin, ayaa ballanqaaday in uu dardargelinayo adeegga wakaalada, isla markaa na aanu wax ba ka hagran doonin.

COMMENTS