Hawdka Gobolka Togdheer: Haween Ka Hadlay Saamaynta Abaarta Iyo Xaaladda Adag Ee Ay Ku Sugan Yihiin
February 21, 2026 - Written by maamule

Qaar ka mid ah haweenka xoolodhaqatada ah ee ay abaaruhu sida ba’an u saameeyeen ee deegaannada hawdka gobolka Togdheer, ayaa xaaladda adag ee ay ku sugan yihiin.

COMMENTS