Dee Lacageed Oo Lagu Taakulaynayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Somaliland
March 10, 2026 - Written by maamule

Lacag loogu deeqay dadka abaartu halakaysay, ayaa maamulka bangiga Amal, waxa ay ku wareejiyeen Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran.

COMMENTS