Digniin Iyo Dardaaran Loo Diray Dhallinyarada U Socota Xeebta Berbera Maalinta Ciidda
March 17, 2026 - Written by maamule

Wargelin iyo digniin muhiim ah, ayaa loo diray dhallinyarada qorsheynaysa in ay maalinta Ciidda u safraan xeebta Berbera, si ay uga feejignaadaan khataraha isla markaana u ilaaliyaan badbaadadooda.

COMMENTS