Roob Saaka Ka Da’ay Magaalada Berbera Oo Sababay Daadad iyo Saamaynta Ka Dhalatay
March 22, 2026 - Written by maamule

Maamulka gobolka Saaxil iyo hay’adaha amniga, ayaa bulshada uga digay khataraha ka iman kara badda oo kacsan iyo roobabkii gu’ga oo curtay, iyaga oo ku booriyey in ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah oo ay ka fogaadaan goobaha ay daadadku saameeyeen.

COMMENTS