Madaxweynaha JSL Oo Xeer Madaxweyne Ku Asaasay Hay’adda Hawlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Qaranka
March 29, 2026 - Written by maamule

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa xeer madaxweyne ku asaasay Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta Ciidamada Qaranka JSL

COMMENTS