“Dhirta innaga ayaa u baahan,” Madaxweyne kuxigeenka JSL
April 15, 2026 - Written by maamule

“Dhirtu waa huga dhulka; Ilaahay baa dhulka abuuri lahaa dhir la’aan, haddii aanay dhirtu faa’ido lahayn…dhirta innaga ayaa u baahan,” Madaxweyne kuxigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi.

COMMENTS