Dekedda Garacad Oo Yeelatay Bakhaarro Cusub Oo Lagu Kaydiyo Badeecadaha
August 26, 2026 - Written by maamule

Madaxweynaha Dowladda Puntland, ayaa kormeer ku tegay Dekedda Garacad, halkaas oo uu xarigga kaga jaray qayb cusub oo loogu talagalay kaydinta badeecadaha, taas oo kor u qaadaysa awoodda iyo adeegyada dekedda.

COMMENTS