Boorama: In ka badan 1,235 oo Arday Oo Ka Qalinjebiyey Kulliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Camuud
September 10, 2026 - Written by maamule

In ka badan 1,200 oo arday ayaa maanta ka qalin-jebiyey kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud, munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda ee magaalada Boorama.

COMMENTS