Wasaaradaha Deegaanka iyo Tamarta Somaliland oo kala saxeexday heshiis lagu ilaalinayo deegaanka
September 16, 2026 - Written by maamule

Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada iyo Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa kala saxeexday hannaan iskaashi oo lagu xoojinayo ilaalinta deegaanka.

COMMENTS