“Waxaannu la kulannay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Difaaca (Maraykanka),” Madaxweye Cirro
September 20, 2026 - Written by maamule

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan ballaadhan la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Maraykanka, isaga oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay xaaladda dalka iyo doorka qurbojooggu ku leeyahay horumarka qaranka. Wuxu sheegay madaxweynuhu intii ay maraykanka joogeen in ay la kulmeen wasaaraddo ay ka mid yihiin Arrimaha Dibadda iyo Difaaca.

COMMENTS