Ciidanka Qaranka JSL Oo Dib u Dhisaya Xero Ciidan Oo Aan La Adeegsan Ku Dhawaad 35 Sano
September 22, 2026 - Written by maamule

Hoggaanka Dhismaha iyo Sancadda Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa kormeeray xero ciidan oo ku taalla magaalada Oodweyne, taas oo aan la adeegsan ku dhawaad 35 sano, isla markaana dhawaan dib-u-dhis lagu bilaabi doono.

COMMENTS