Taiwan oo Saddex Ambalaas oo Cusub ugu Deeqday Dowladda Hoose ee Hargeysa
September 22, 2026 - Written by maamule

Dowladda Taiwan ayaa Dowladda Hoose ee Hargeysa ku wareejisay saddex ambalaas oo cusub, kuwaas oo loo qaybin doono degmooyinka ay ka jirto baahida weyn ee adeegyada gurmadka caafimaadka.

COMMENTS