Somaliland Oo Shir Caalami ah Oo Ku Saabsanaa Khatarta Dabka Kaga Qaybgashay Taiwan Kuna Biirtay WADM
September 23, 2026 - Written by maamule

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir caalami ah oo Taiwan lagaga hadlayay ka hortagga iyo maaraynta aafada dabka kaga dhawaaqday inay ku biirtay isbahaysiga WADM, tallaabo ballaadhinaysa wada shaqaynteeda caalamiga ah ee arrintan.

COMMENTS