620 arday Oo Hargeysa Loogu Maamuusay dhamaynta Barashada Iyo xifdiga Qur’aanka Kariimka ah
September 23, 2026 - Written by maamule

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga qayb galay munaasibad lagu maamuusay 620 arday oo dhamaystay barashada iyo xifdiga Qur’aanka Kariimka ah.

COMMENTS