Khudbadihii Masuuliyiinta Somaliland Ka Jeediyeen Isusoobaxii Afaafka Hore ee Qaramada Midoobay
September 23, 2026 - Written by maamule

Khudbadihii Masuuliyiinta Somaliland ka jeediyeen ee Isu-soo-baxii afaafka hore ee Qaramada Midoobay, iyaga oo halkaas kaga hadlay qaddiyadda aqoonsiga Somaliland, isla markaana beesha caalamka ugu gudbiyey baaqyo la xidhiidha mowqifkooda

COMMENTS