“Waxaan Ilaahay uga mahadcelinayaa inuu inagu guuleeyey inaynu helno cusbitaal shaqaynaya oo Ciidanka Boolisku leeyahay,” Taliyaha Ciidanka Booliska JSL
September 24, 2026 - Written by maamule

“Waxaan Ilaahay uga mahadcelinayaa inuu inagu guuleeyey inaynu helno cusbitaal shaqaynaya oo Ciidanka Boolisku leeyahay,” ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan, oo maanta kormeer ku tagay Cisbitaalka Ciidanka Booliska JSL, halkaas oo qalab cusub la keenay.

COMMENTS