Caymiska Somaliland Oo i Rasmi ah U Bilaabmaya Jeenawari 2027
October 12, 2026 - Written by maamule

Madaxweyne ku-xigeenka JSL, ahna ku-simaha Madaxweynaha, ayaa sheegay in caymisku si rasmi ah u bilaabmi doono bisha Jeenawari ee sannadka 2027. Waxa uu arrintan kaga dhawaaqay hadal uu ka jeediyey Shirweynaha Caymiska Somaliland.

COMMENTS