Guddoomiyaha Maroodijeex Oo Shaaciyey In Aanu Jiririn Mudaharaad ay Dowladdu Fasaxday Oo Hargeysa Ka Dhacaya
October 29, 2026 - Written by maamule

Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex, Prof. Axmed Maxamed Cadaad, ayaa shaaciyey inaanay jirin wax mudaharaad ah oo dowladdu u fasaxday in lagu qabto Hargeysa iyo guud ahaan gobolka.

COMMENTS