Guddida Waaheen oo Ka Warcelisay Cabashada Ganacsatada Ka na Warrantay Halka Uu Dhismuhu Marayo
November 22, 2026 - Written by maamule

Guddida Heer Qaran ee Suuqa Waaheen ayaa kormeer ku tagtay suuqa magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku faahfaahisay heerka uu marayo dhismuhu. Guddidu waxay sidoo kale ka jawaabtay cabasho ay dhawaan soo gudbiyeen qaar ka mid ah ganacsatada suuqa.

COMMENTS