Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Safar Ugu Baxay Gobolka Sool.
August 18, 2016 - Written by

Hargeysa (GLN)_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa  saaka safar ugu baxay xarunta gobalka Sool ee Magalada Laascanood .

Safarka  u madaxwaynaha Somaliland ku Tagay Gobolka Sool  ayaa  ku soo beegmaya Xili ay Xukumada Somaliland  Wada Hadalo kula Jirto Maamulka khaatumo.

Sidoo Kale safarkan Madaxwayne Siilaanyo  ayaa  ku soo beegmay xilli ay diwaangalintii cod bixiyaashu ka bilaabmeyso gobalkaasi .

madaxweyne Siilaanyo ayaa la Filayaa  in u xadhiga mashaariic aya xukumadisu ka fulinayso  gobolka Sool  isla markaana uu dhagax dhigo mashaarucyo  kale waxaana halkaasi madaxweynaha uga sii  horeyey wafti uu hogaminaayo wasiirka cusub ee Wasaarada arimaha gudaha Somaliland.

 

WWW.Gacanlibaaxnews.com

Hargeysa/Office

Abdihakin Mohamed Hassan Qibro

COMMENTS