Cali Maraxaan waxaa Uu Ku Sugan yahay Sidi Shimbirti Maalin Dab Qaaday Malintiina Dabkii Gurigeed Ku Gubtay!
August 11, 2016 - Written by maamule

Horta arinta buuqa iyo is qab-qabsiga Golayasha Degaanad Dadanka oo dhan ayaa ka siman sababaha keenay sida ay aniga la tahay waxa kow ka ahaa arintii sharicaga iyo qaynuunka Wadanka baal marsaneyd ee lagu soo dooratay oo ahayd hab- qabiil nin walibna wax u ka soo tusbax rogatay jifidiisa mid aqoon leh iyo mid aan lahayn iyo qodobkii Dhalinayarda, ee isagan Xamakamha laga qaadayan waa u aaneynay inuu qayb weyn oo lixaad leh ka qaadanaya Madaweynuhu wax Faafahin o dheerad ah kama uu bixin Golahii la horkeenay wax Su,aalo ah iyo feker calin ah ma keenin waxayn arintu ku danbeysay Ciyaalow waa xaraabo iyo xage Weeye

xaraabadu kan Golaha wakiiladan barina waa ku soo soctaa hadii aaan Lag feejignaan oo Wax la iska weydiin intaa goori goor tahay .

Ta Cali Mareexaan iyo golaha Degaanak Burco ee xasaradu maanta ka dhex aloosan tahay hadii aan ku yara noqdo ta golaha degaanka ilaa iyo maalintii xilkood Gole degaan loo tiriyey waxaa ka dhex jiratay is โ€“hiif iyo huuruf sidii hablo yar yaro oo waxaro loo diraya balse hadana waa wada-shaqeyneen shaqooyinkoodi hakad kan oo kala ahi ma galin ta wax qayribtay waxaa la odhan kara waa ta Cali Mareeaxan .!

Markale hadii aan isku dayo inaan ifafalo ka dhiibto ta Cali mareexan ku kacay waxa horta gowrac ku dhuftay shurcuudi wadanka waxaa asagu uu yahay had Wasiirka howlaha guud iyo guryenta Ta Uu faraha la galeyn waxaa aya sideedba hoos timaada Wasiirka arimah gudaha Wasiir Cali waran-cade o ay shaqadiisi tahay marka cali laba arimoodba waa u geeyan ayaa la odahan kara waa ta hore asagaan garan Shaqadiisa Wasiirnimo iyo inuu qosolkii iyo jiibintii Madaxtooyad mar ku gali jiray marka kaga soo bixi jiray sanadaha aheyd iminkan wasiirnimad u goysy inuu tii oo kale Togdheerna wax kaga dayo mid magac iyo mid shikhsiyadeedba ahab marka Cali Mareexaan waa meesha uu maanta kala metelaad yahay (Shimbirtii Maalin dab โ€“qaad malintana Dabkii buulkeed ku gubtay) waxaana ku cadeynaya ceebta iyo sharaf- darad maanta dul-hoganeyas Gobolkii- Gobolada Jamhuuriayad Somaliland ahaana Caasimaddii labaad ee Wadanka mar-sadeexaad ahaa Gobolka labaad igu bulsho badan Jamhuuriyada Somaliland inu laba Maayir ay keento heshiiskii aan sal iyo raadtoon lahyn uu laha waxaan ku so Af-garay khilaafkii dhex-yiil Golaha Degaanka Burco waar Isagu Ma Wasiirkii Arimaha Gudaha Mise Waa kii Howlah Guud Iyo Guryeynta? .

Gaba-gebed.

Waxaa U soo jeedinay dhamaan golaha Degaan Gobolka Togheer gaar ahaan Degmad Burco waxaad ku kacdeen wax sharaftii ummada iyo gobolkab meel kaga dhacaye caano daatay dabaood la qayabay aya la odahan jiraya waxii dhaxay dhace bal si wanaasan ii hufan masuuliyadnimo iyo madaxnimo ku ku jirto waxii idin dhex yaala u dhamaeysata waxaad kalo shafatiin iyo qiimhi ummadii gobolku idin yeesahay aad hoos u dhigteen markaad wasiir yar waliab aan sahaqadiisu ahayn inaad u yeedhataan oo idiin kala dab-qaado maant ciil nagumay heyseen hadii aad iskiin u kala magacaab lahaydeen laba maayin iyo 10 maayir waxaa meeshi calamad madow ku noqday shakina keenay wasiirka Dawlada dhexe ah aad is soo dhex -fadhiisiseen. . mise waxaad tihiin kuwo aan garanaynba shaqadood iyo sharafta Umadood u yeeshay sida Cali Mareexaan uun iska halwanaya .

Abokor Mohamud

abokorm@hotmail.co.uk

Bolton Uk

Waa Bilaahi Towfiiq

COMMENTS