Dagaaladii Wakhtigoodu Koobnaa (Xogta Dahsoon)
October 4, 2016 - Written by

Colaadohii wakhtiga kooban ku dhamaaday wax aka mid ahaa dagaalkii ay ciidanka badda ee Britain ku jebiyeen suldaankii sanjibaar, dagaalkaas oo qaatay muddo 38 daqiiqo ah oo keliya.

https://youtu.be/hctDA29JBuQ

COMMENTS