War Deg Deg ah;Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Ciiro Oo Safar UGu Baxay Gobolada Bariga Somailand.
August 19, 2016 - Written by

Berbera(GLN)_Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee  Waddani Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (cabdiraxmaan  Ciro ayaa saaka safar shaqo ugu baxay gobalada bariga Somaliland .

3

2

Gudoomiyaha  ciiro ayaa waxa u ka qeyb galayaa xaflada furitaan diwangalinta Gobalka sool waxaaana uu hada ku sugan yaha magaalo xeebedka  Berbera halkaasi  uu ka sii  anba qaadi doona safarkisa  ku waajahan gobalka Sool

4

Dhanka kale madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud Siilanyo oo la filaayo  in uu isaguna ka qeyb galo Furitaanka xaflada daah furka diwaanaglinta dhacaysa gobalka Sool.

1

5 6 7

 

COMMENTS