Daawo:  Xog-waraysi Lala Yeeshay Suxufiga Cabdishakuur Heersare Oo Ku Sugan Dalka Norway
October 4, 2016 - Written by

Oslo(GLN)- Halkan ka daawada waraysi kooban oo suxufiga Cabdishakuur X. Muxumed “Heersare” uu magaalada Oslo ee dalka Norway uu kula yeeshay tifaftiraha shabakadda ramaasnews Cabdirisaaq Cismaan Fadal. Waxaana uu ku saabsan yahay intii uu Oslo ku sugnaa wuxuu arkay, isagoo Cabdishakuur sawir dhab ah ka bixinaya nolosha dhabta ah ee qurbaha.

Gacanlibaaxnews.com

cabdirisaaq-iyo-cabdishakuur

COMMENTS