DAAWO: Qiyaasaha Ciyaaraha Olympica da, (Xogta Dahsoon)
August 19, 2016 - Written by

Olympicadu waa ciyaaraha ugu shacbiyada badan caalamka oo dhan, waxana ugu yaraan ku tartama ilaa 10500 ciyaaryahan, kuwaasoo u halgama ku guulaysiga sadexda bilood ee lagu bixinayo tartanada ciyaaraha kala duwan ee olympicada oo ka badan ilaa 300 ciyaarood iyadoo sanadkana ay ciyaaraha olympicadu ka dhacayaan magaalada Rio dejinerio ee dalka Brasil.

https://youtu.be/nyIWqrbMFCw

COMMENTS