DAAWO: Socdaalka Madaxwaynaha JSL ee Gobolka Sool 2016.
August 19, 2016 - Written by

Laascaanod(GLN)_Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo iyo weftigiisii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo ku gudojira socdaalkoodii Gobolada Bari ayaa gaadhay Xarunta Gobolka Sool, Magaalada laascaanood. Waxana uu mashaariic ka dhagax dhigay Degmooyinka yagoori iyo Adhicadeeye oo ka tirsan Gobolkaasi.

COMMENTS