Buuhoodle: Xildhiban Cabdixakin Budeeye Oo Gaadhay Deganka Balihadhac.
August 19, 2016 - Written by

Buuhoodle(GLN)_Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax Budeeye oo ka tirsan Golaha guurtiga Somaliland ayaa kormeer ku tegay deegaanka Balli-hadhac oo ka tirsan Degmada Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, halkaas oo isaga iyo mas’uuliyiinta la socda ee ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Buuhoodle jaamac Dheeg iyo taliyaha Ciidanka Qaranka ee aagaasi ay kala hadleen dadweynaha ka qaybqaadshada diiwaangelinta codbixiyaha Somaliland.

COMMENTS