Daawo;Garabkii Isbahaysiga La Magaca Baxay Toosinta Xisbiga Waddani Oo Markii Ugu Horeysay Qaadacay Ka Qayb Galka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani.
October 12, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Garabkii Isbahaysiga La Magaca Baxay Toosinta Xisbiga Waddani Oo Markii Ugu Horeysay  Qaadacay Ka Qayb Galka Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani.

Gudoomiyaha Garabka isbahaysigaasi Hinda Jamac Xirsi Gaani ayaa  sheegtay in ay maalinta bari ah safar ugu baxayaan Gobolada Bariga Somaliland iyada iyo xubnahaasi la Magaca baxay Toosinta xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

https://www.youtube.com/watch?v=7ralvx6Pwoc

 

COMMENTS