Dhagayso Cod Sir ah Oo Laga Duubay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Jufadiisa Hoose Ku Kicinaya Cali sanyare iyo ismaciil hure Buubaa.
October 14, 2016 - Written by

Dhagaysoย  cod sir ah oo laga duubay gudoomiye Faysal cali waraabe isaga oo dalbanaya in dad la soo abaabulo oo garoonka loogu keeno marka uu ka soo laabto JabuutiIsaga oo sidoo kalena magacabay siyaasiyiin ay ka mid yihiin Ismaciil Hure Buubaa iyo Cali Sanyare oo dhawaan wadani Ku Biiray isagoona dalbaday in dad la soo ururiyo oo la duro siyaasiyiintaasi.

COMMENTS