Xisbiga Waddani Oo Ka Aqbalay Casilaadii Xubno ka mid ahi ay Dhawaan Sameeyeen.
October 14, 2016 - Written by

Hargeysa(TVSLE)_Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa masuuliyiin iska casilay xubin nimadii iyo xilkii ay ka hayeen xsibga Waddani ka aqbalay is casilaad ay soo gudbiyeen, sida lagu sheegay war qoraala oo uu soo saaray xisbiga Waddani oo nuqul kamidi soo gaadhay shabakada Gacanlibaaxnews.com Xarunteeda magalada Hargeysa

 

COMMENTS