Daawo;Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horeysay Walaac Wayn Ka Muujiyey In Xisbigiisu Cod Ka Heli Doono Gobolada Bariga Somaliland.
October 15, 2016 - Written by

Halkan Hoose ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  Oo Markii Ugu Horeysay Walaac Wayn Ka Muujiyey In Uu Xisbigiisu Cod Ka Heli Doono Gobolada Bariga Somaliland.

Gudoomiye Muuse  ayaa waxaa uu arintaasi sabab uga dhigay in musharaxii madaxweyne iyo ku xigeenkiisiiba ay ka soo jeedan gobalada galbeedka Somaliand ee Gabilay Iyo Awdal Sidaasna Uu Xisbiga Kulmiye Cod ku Waayi Karo

COMMENTS