Shiinuhu Ma Qabsan Doonaan Dalalka Intooda kale (Xogta Dahsoon)
October 16, 2016 - Written by

Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa xaqiiqooyin iyo cadaymo ka hadlaya dhaqaalaha dalka shiinaha dalkaas oo tirade dadkiisu gaadhayso 1 bilion iyoย  sadex boqol iyo todobaatan million oo ruux kuwaas oo ku nool masaafo dhuleed oo gaadhaysa in ku dhow 10 milion oo KM oo squere ah.

https://youtu.be/FyM-LQW-6vQ

COMMENTS