Xisbiga Waddani Oo Maanta Xaflada Soo Dhawaayn Ballaadhan ah U Sameeyey Siyaasiyiinta Iyo Haldoorka ka Soo Jeeda Beelaha Gobolada Hawd,Maroodi-jeex,Saaxil iyo Togdheer+ (Sawiro).
October 16, 2016 - Written by

 

Hargeysa(GLN)_Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta  xaflad Ballaadhan oo ilyartu isqarisay isla markaana fooladeyn ah u sameeyey siyaasiyiin , dhalinyaro, haween iyo haldoorka beelaha dega gobolada Hawad maroodi -jeex,saaxil iyo Togdheer ka dib markii Beesha Degta Gobolka Hawd   uu xisbigu siiyey  kursiga gudoomiyaha xisbiga Waddani oo loo comaamadey xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

1_fotor2_fotor3_fotor4_fotor

Xafladan oo hada ka socota hotel Guuleed ee magaalada Haregysa ayaa waxaa ka soo qeyb galay hogaanka sare ee xisbiga Waddani oo uu hogaaminaayo gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro , Xildhibaano , gudida horumarinta ee Beesha , cuqaasha iyo saladiinta beehsa iyo mawjado tageerayaal ah .

7_fotor8_fotor9Munaasibadan ayaa waxaa ay sidoo kale lagu maamusayaa beesha degta gobalada Hawd , Togdheer , Saaxil iyo Daadmadheedh oo xisbiga Waddani ku maamuusey kursiga gudoomiyaha xisbiga Waddani oo xildhibaan Cabdiqaadir Jirde loo comaamadey

14_fotor11_fotor10_fotor1213_fotor15_fotor5 6_fotor16 17 18

19_fotor 20_fotor 21_fotor 22_fotor

 

COMMENTS