Jadwalka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo La Soo Saaray Iyo Sida Ay Iskugu Dhaceen 8 Da GoboL ee Isku Soo Hadhay.
October 17, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Hogaanka xidhiidhka kubadda cagta Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay isku aadka wareega labaad ee tartanka kubadda cagta ciyaaraha gobolada Somaliland 2016 oo dhammeystiran.

Jadwalka Sida ay iskugu dhaceen Kooxaha Goboladu

Group A                                        Group B

Xaysimo                                         Sool

Saaxil                                               Hawd

Awdal                                              Gabiley

Sanaag                                            Daad-Madheedh

jadwaljad1

 

COMMENTS