Sababta 18 Okt 2016 Loo Qisaasay Amiirka Sucuudiga ah (Xogta Dahsoon)
October 20, 2016 - Written by

Boqorka sucuudiga Boqor Salmaan Bin Abdilcasis ayaa amar ku bixiyey maalintii salaasada ee 18 Bisha Oct 2016 in la qisaaso Amir Turki Bin Sucuud Bin Turki oo ka soo jeeda qoyska reer Boqor ee Sucuudiga

https://youtu.be/eXEt31WKR6o

COMMENTS