Daawo;Xukuumada Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
October 24, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Xukuumada Somalilandย  ayaa maanta jawaab adag ka bixisay hadaladii federal doonka ahayd ee uu Madaxweynha Dalkaasi Soomaaliya ku aflagaadeeyey madaxbanaanida somaliland, halka sidoo kalena ay Xukuumada muuqaal ka bixisay qaybo ka mid ah shirweynahii koowaad ee Xisbiga Waddani ee dhowaan la soo gebagebeeyey.

COMMENTS