Daawo;Siyaasi Maxamuud Raage Oo Maanta Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Siyaasada Xisbiga Waddani.
October 26, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Siyaasiga maxamuud raage oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye maantana lagu soo dhoweeyey Magaalada Haraysa ka dib safar uu dalka dibadiisa ku tegay ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalkan JSL isagoo si gaar ahna uga sii hadlay Xisbiga Mucaaradka ee wadani.

COMMENTS