Xisbiga Waddani Oo Gudi U saaray Wada Hadal la Furta Garabka Axmed Muumin Seed.
October 27, 2016 - Written by

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu gudi ka kooban saddex xubnood u magacaabey wada hadal uu xisbigu la furaay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed iyo ku xigeenkiisa Faraax Dheereimg_3251

tmp_17303-waddani-sax339742389

Xubnahan uu xisbigu u magacaabey ayaa waxaa ay kala yahiin

1- Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan

2- Gudoomiye ku xigeenka Shanaad ee xisbiga Milgo Maxamed Cilmi

3- Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Jamaal Jaamac Xaamud

COMMENTS